Hoobiyeyaal caawa lagu weeraray qeybo ka mid ah Muqdisho

Qaraxyo ka dhashay madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa caawa laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Dayniile sida wararka degaankaas laga helayo. Ugu yaraan saddex madfac oo hoobiye ah ayaa la sheegay iney ka dhaceen meelo kala duwan oo ku dhow xerada Damaanyo, rugta saraakiisha iyo agagaarka Oodweyne oo ay ku yaalaan … Continue reading Hoobiyeyaal caawa lagu weeraray qeybo ka mid ah Muqdisho